Ciidamada amaanka oo saakay fashiliyay Qarax lagu diyaariyay wado kutaala Muqdisho

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa saakay fashiliyay qarax miino oo la dhigay agagaarka Ex Hotelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan la doonayay in waxyeelo lagu geesto. Sida aan wararka ku helnay ciidamada booliiska ayaa lagu wargaliyay in qarax miino la dhigay meel ku dhaw Hotelka Maa’ida Ex Hotel Naasa Hablood 2, waxaana ciidamada … Continue reading Ciidamada amaanka oo saakay fashiliyay Qarax lagu diyaariyay wado kutaala Muqdisho